about covid19

Caabuqa (covid-19) Sidee ayuu ku faafa?

  • ab-thumb
    Gacan qaadka ama habsiinta dadka

    Cudurka waxa uu ku gudbi karaa in aad gacantaada ku salaanta ama aad habsiiyo dadyoowga kale.

  • ab-thumb
    Hawada inuu ku faafo

    Cudurka sidoo kale waxa uu ku faafi karaa hawada marka uu qufaco qofka cudurka qaba

  • ab-thumb
    Wax yaalaha adag

    Fayruska waxa uu ku dul noolankaraa walxaha adag sida kuraasta, miisaska, alabaabada IWL.

Calaamada ugu waa weyn caabuqa (Covid-19)

Symptoms of covid19

Qufac iyo hindhiso

Qufac qalalan oo isdaba joog ah.

Symptoms of covid19

Qandho daran

Qando gaareysa ugu yaraan 38.

Symptoms of covid19

Madax xanuun daran

Madaxa oo aad ku xanuuna.

Symptoms of covid19

Neef yari

Neefta oo yarataa ama kugu dhibeyso

Symptoms of covid19

Wareer

Madaxa oo ku wareera.

Symptoms of covid19

Dhuun xanuun

Dhuunta oo ku xanuunta.

about

Sida looga hortago

  • Sida looga hortago coronavirus
    Gacmaha dhaq

    Gacmaha ku dhaq jeermis dile ama biyo iyo saabuun.

  • Sida looga hortago coronavirus
    Afka iyo sanka dabool

    Ku dabool afkaaga maro marka aad kufaceyso ama hindhiseeso.

  • Sida looga hortago coronavirus
    Xero face mask

    Isticmaal face mask .

Su aalaha aad is weydineeso

... <

About this website

As Covid-19 has become A pandemic is a disease that is spreading in multiple countries around the world at the same time. the fake news realted coronavirus are increaced.In order to prevent fake news as well as access to official news and ministry of health's awareness messages, we developed a Website Tracking Coronavirus Cases in Somalia.

Developers:

Abdulkadir Mohamed
Web Designer

I am senior web designer over 2 years of experience in designing responsive websites with a unique set skills in UX & UI design strategy. Also senior student at SIMAD university department of computer science.

Yakub Ahmed
Full-Stack Web developer

I am a Full-stack web developer, competent in both front and back end aspects of web projects, as well as building web-based client management software.